Puntland oo Mamnuucday noocyada dayuuradaha keligood is wada ee Drone

Maamulka Puntland ayaa soo saaray amar mamnuucday in degaanadeeda la soo galiyo dhamaan noocyada diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Drone (Unmanned aerial vehicle). Warxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Amniga Puntland ayaa lagu sheegay in cidii lagu arko tilaabo sharciga waafaqsan laga qaadi doono, laguma cadeyn War-saxaafadeedka sababta kaliftay in amarkan la soo saaro. Drone ayaa ka … Continue reading Puntland oo Mamnuucday noocyada dayuuradaha keligood is wada ee Drone